Iska horimaad saaka Muqdisho ku dhexmaray Dowlada iyo Xarakada Alshabaab
December 31, 2010 // admin // NewsMuqdisho(AB):-Degmooyinka Shibis iyo Boondheere waxaa saaka ku dagaalamay dhinacyada isaga soo horjeeda magaalaada Muqdisho waxaana la is dhaafsanday hubka nuucyadiis kala duwan.
Sadhiga Degmada hodan guryaha shaqaalaha iyo hoteel Juba ayaa ka mid ahaa meelihii la isag hor yimid saaka iyo walba xalay waxaana rasaasrii iyo madaafiicdii la is dhaafanayay wax ku noqdy shacab.
Dagaalada Saaka oo ay dhinac socdeen duqeymo madaafiic ayaa sabay geerida hal ruux oo shacab ahaa iyo dhaawac kuwo kale iyadoo dadkaasi ay dhibaatdu ku gaartay xaafadahooda.
Saldhiga Degmada Hodan iyo Hoteelkii juba ayaa ka md ahaa meeaha sida weyn loogu dagaalamay xalay iyo saaka waxaana soo krdheyaa dagaaada goobahaasi ka dhacya
Xafiiska Muqdisho
allburtinle.com


