News

isku aadka Tartanka Maamul goboleeyadda oo la soo saaray,

waxay xiriirka kubadda Cagta soomaaliyeed soo saareen goor dhawayd isku aadka kulamadda ciyaarta dhex mari doonta Maamul goboleedyadda iyo Gobolka banaadir, iyadoo la filyo in dhawaan magaaladda Moqdishu uu ka furmo,

Group A:

Gobolka Banaadir
Gal-Mudug
Jubaland

Group B

Puntland
Hir-Shabeelle
Koonfur Galbeed