Isku aadka Wareega 8-da tartanka Koobka Aduunka
June 30, 2010 // admin // NewsWaxaa la soo gabagabeeyay waraaga 16ka dal ee Koobka Aduunka kadib kuladii ugu danbeeyay ee shalay galab iyo xalay kuwaasoo sidaan u dhacay :-
Paraguay * 0 – 0 Japan
kadib ciyaartoyda labadaani dal waxaa loogu daray 30 daqiiqo oo dheeraad ah markii ay ku kalabixi waayeenayaa rigoorayaal loo dhigay waxaa 5 – 3 ku soo baxay Xulka Paraguay
Spain 1 – 0 Portugal
Hadaba iyadoo 2 maalmood la nsan doono ayaa Jimcaha soo socda waxaa si rasmi ah u bilaaban doona waraaga Quarter-finala-ha 8-da Dal ee Tartanka Koobka Aduunka kaasoo heer gabo gabo ah ku dhow.
Isku aadka wareega 8-da iyo saacadaha Xiliga Muqdisho
Netherlands vs. Brazil 2 July 5:00 galabnimop
Uruguay vs. Ghana 2 July 9:30 habeenimo
Argentina vs. Germany 3 July 5:00
Paraguayvs. Spain 3 July 9:30
Kulanka ugu adag waraagaan waa midka dhexmari doona Xulalka Brazil iyo Holand oo labo koox oo aad u adag marka la eego sida dalalka kale isgu dheceen,la arki doonee xulkii u soo talaaba waraaga samei fiinaalaha.


