News

ISrael oo doonaysa inay ku soo biirto Midowga Africa…

wargayska The New Vision ayaa bogiisa hore ku daabacay in raysul wasaaraha Dalka israel banjamin Netanyahu uu doonayo in xukuumaddiisku ku soo biirto Midowga africa, isagoo ku sababeeyey ku biiritaanka midwoga afrika inay dawladda israel doonayso inay xoojiso iskaashiga ay la leedahay qaaradda africa,

lama garankaro in midowga africa yeeli doono ama ka soo horjeesan doono codsiga raysul wasaare netanyahu, hadalkaan ayaa ku soo beegmay xili uu ka qayb galayey caleemo saarka madaxweynaha dib loo doortay ee dalka keenya Uhuru Keenyaata,