News

Jadawalkii Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyey

Gudiga loo xilsaaray doorashadda Gudoomiyaha baalamaanka soomaaliya taasoo la shaaciyey inay dhici doonto 30 april 2018, gudiga loo xilsaaray doorashadda gudoomiyaha baarlamaanka ayaa shaaciyey sidoo kale inta ka sokaysa wakhtigaas la buuxin doono ama la qaban doono, shuuradaha iyo shaqadda la sii qabanayo doorashadda Gudoonka baarlamaanka soomaaliya,

ilaa hadda waxaaa isku soo sharxay jagadaan musharaxiin ka tirsan baarlamaanka soomaaliya kuwasoo u taagan qabashada gudoonka baarlamaanka soomaaliya.