Kooxda Barcelona oo xalay hanatay koobkoodii 4aad ee horyaalada Yurub
May 29, 2011 // admin // SportsKooxda Kubada cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa xalay hanatay koobkeedii 4aad ee tartanka horyaalada Yurub kadib markii ay fiinaha ay isaga hor yimaadeen kooxda Mancherster United ee dalka Ingriiska.
ciyaaryahan Mesi oo ah xidiga dunida ayaa xalay wacdaro ka muujiyay ciyaarta fiinalaha taasoo ku soo dhamaatay 31- oo ay guushu ku ku raaday laacibiinta Barcelona.
Xidiga manchester ayaa xalay ku ooyay garoonka markii ay hortooda koobka ku qaateen xidigaha barcelona xili ay nasiib u heleen laacibiinta manutd in dalkooda fiinaalaha lagu qabto
Koobkaani oo mudo soo jirey waxaa inta badan qaaday Realmadrid oo haysata 9 koob, Milan7 jeer,liverpool 5 jeer halka Barceloona oo xalay hanatay ay heysato 4 koob.



