News

Macalimiin Masaari ah oo Xaflad Sagootin ah loogu Sameeyey Degmadda Qardho

aakiisha Amaanka, Musharax Madaxweyne Puntland Khaliif Ciise Mudan Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa ka qayb galay Sagootin loo sameeyay 17 macalin oo Masaari ah kuwaas oo uu dhamaaday waqtigoodii shaqada ee puntland.

Macalimiinta la sagootiyay ayaa waxa bedelaya macalimiin kale, Jamciyada Azhar Shariif ayaana sadexdii sanoba mar is bedel ku samaysa macalimiinta kala duwan ee ka shaqeeya wadamada ay jamciyada waxbarashada ka dhigto.