News

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dhagax Dhigay Dekadda Garacad

Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha dekadda Garacad ee Puntland, dhismaha dekadda ayaa ku yimid isku tashi shacabka Puntland kuwasoo ay hormuud u ahaayeen ganacsato rer puntland ah, safarka madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinayey Qaar ka mid ah Gollaha wasiiradda Puntland, xildhibaano,

Xafalada dhagax dhiga dakadda Garacad ayaa waxaa ka soo qayb galay isimo uu ka mid ahaa islaan bashiir islaan Cabdulle iyo isimo kale oo reer Puntland ah,

dhismaha dekadda ayaa dhawaan laga bilaabi doona deegaankaas, waxaana hawshaan gacanta ku haya ganacsato reer Puntland ah