News

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Soo Gaaray Garoowe

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Galabta soo Gaaray magaaladda Garoowe ee Caasimadda dawladda Puntland, madaxweyne Gaas ayaa magaaladda Moqdishu kaga qayb Galay shirka wada tashiga madaxda Qaranka kaasoo dawladda soomaaliya iyo Maamul Goboleedyadda,

Madaxweyne Gaas ayaa kulamo kala duwan la qaatay madaxda dawladda soomaaliya, iyo kuwa beesha Caalamka ee Ku sugan magaaladda Moqdishu,

Madaxweynaha ayaa waxaaa Garoonka diyaaradaha garoowe ku soo dhaweeyey Gollaha wasiiradda Puntland iyo Baarlamaanka madax dhaqameedyo, iyo shacab Farro badan,

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com