News

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo Maanta dib ugu so laabtay Garowe

ayaa bogaadiyay Howlgaladii Ciidamada Puntland ka sameeyen Buuraha Gal-gala.kuwaaso dhawaan ay sheegen inay ku dileen ku dhawaad 50 ka tirsan Al-shabaab.

“Madaxweynuhu wuxuu hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka difaaca Puntland oo dhar-baaxo kulul ku dhuftay kooxda argagixisada ah ee ku dhuumaaleysanaya Buuraha Gal-Gala” ayaa lagu yiri gabo-gabadda war qoraal ah oo Madaxtooyada ka so baxay.