News

Madaxweyne Axmed Madoobe oo madaxtooyadda ku Qaabilay Ex Wasiir Juxaa

Madaxweynaha dawlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa hoyagiisa madaxtooyadda ku Qaabilay wasiirkii Hore ee arimaha Gudaha iyo Fadaraalka soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid Juxaa,

wasiir Juxaa ayaa Booqasho ku Jooga magaaladda kismaayo ee Xarunta kumeel Gaarka ah ee Jubaland, wuxuuna Kulamo Gooni gooni ah la Yeeshay bulshadda rayidka ah ee Magaaladda Kismaayo,

madaxweynaha Jubaland iyo Ku xigeenkiisa ayaa wasiirkii Hore Qado sharfaf ugu sameeyey madaxtooyadda iyagoo ka wada hadlay arimo ku aadan xaaladda soomaaliya,

Puntland Voice
Puntvoice01@gmail.com