News

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Qaybo Kamid ah Boosaso

Madaxweynaha dawladda Soomaaliya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay gaaray magaaladda Boosaso ee Xarunta Gobolka bari, Safarka madaxweynaha ayaa Qayb ka ahaa safar uu ku joogay Deegaanadda Puntland,

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho ku tagay qaybo kamid ah magaaladda Boosaso Sidda Garoonka Diyaaradaha, oo ahaa mid dhawaan loo dhisay Qaab casri ah, wuxuu sidoo kale madaxweyne Farmaajo Booqday dekadda iyo Xarumaha dawladda Puntland,

Madaxweyne Farmaajo wuxuu sidoo kale soo maray Xarumo ganacsi kuwasoo ku yaala magaaladda Boosaso, Xarumahaas oo madaxweyuhu ku Bogaadiyey shaqadda iyo adeegga ay shacabka ,

ugu Danbayntii madaxweyne Farmaajo ayaa Guud shacabka Puntland ugu hambalyey Nabada iyo Hormarka ka socda Puntland.

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com