News

Madaxweyne Farmaajo oo Daahfuray Maxamed Abshir Airaport

unaasabadda ayaa waxaa goob ka ah wafdi ballaaran oo uu hogaanimayo madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo sidoo kale waxaa ku sugan xafladda madaxda Puntland iyo bulshada qeybaheeda kale duwan.

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu daah-furay garoonka diyaaradaha Garowe

Sidoo kale waxaa ku sugan goobta ay xafladdu ka socoto wafdi ka yimid Itoobiya iyo Jabuuti

Garoonka diyaaradaha Garowe ayaa loogu magac daray Jeneraal Maxamad Abshir Hammaan