News

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Gaalkacyo

Waxaa magaaladda Gaalkacyo tagay Madaxweynaha dawladda Soomaaliya maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa si Diiran loogu soo dhaweeyey madaxweynaha soomaaliya, madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey shacab, masuuliyiin odayaal Dhaqameedyo, dhalinyarro, iyo Masuuliyiint dawladda Puntland,

kadib soo dhawayn waxaa madaxweynaha dawladda Soomaaliya loo soo Galbiyey hoyga madaxtooyadda Puntland, halkaasoo uu kulan iyo xog waraysi kula Qaadan doono, Shacabka Gaalkacyo, madaxweynaaha ayaa ku suganan doona magaaladda Gaalkacyo Kadibna u Safar dhulka ah ugu gudbi doona deegaanadda Gal-mudug

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com