News

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Gaalkacyo,

Waxaa Diyaar Garow xoogleh laga dareemayaa magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyadoo qaban Qaabada soo dhawaynta madaxweynaha ay ka socotay magaaladda Maalmihii la soo dhaafay,

Madaxweynaha ayaa maanta ka kicitimi Doona Magaaladda Boosaso oo uu Joogay Malmihii U danbeeyey, iagoo ku wajahan magaaaldda Gaalkacyo.,

waxaa la arkayaa shacaba aad U fara badan kaasoo kuwasoo ku sugan Garoonka diyaaraddaha Gaalkacyo,

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com