News

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Boqorka Sucuudiga

Madaxweynaha Soomalia Maxamad C/llahi Farmaaj iy Wafdi balaaran oo uu horkacaayo ayaa waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dammaam ee Bqortooyada Sacuudiga Halkaasi oo uu madaxweynaha kaga qeyb gali doono Shirka 29-aad ee Madaxda Wadamada Jaamacadda Carabta.

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu la kulmi doono madaxda boqortooyada sacuudiga oo dhex dhexaadineysa wadamada Soomalia iyo Imaaraat-ka oo waayadaanba xiriirkooda uu mad madoow ku jiray.