News

Madaxweyne Farmaajo oo Magaaladda Carmo Lagu Soo Dhaweeyey

Madaxweyne Farmaajo ayaa saaka si diiran loogu soo dhaweeyey Degmadda Carmo ee Gobolka bari, waxaa madaxweynaha soo dhaweeye shacabaka deegaanka ku sugnaa,

Waftiga madaxweynaha ayaa ka soo kici timay Magaaladda Qardho ee Caasimadda Gobolka kar Kaar,

Waftiga madaxweynaha ayaa ku wajahan magaaladda Boosaaso ee Caasimadda Gobolka Bari

Puntlandvoice
Puntvoice01@gmail.com