News

Madaxweyne Gaas “ilmada Shacabka sool eee dhulka ku dhacaysa waxay sababaysaa in Xidido badan Qalalaan

Waxaan u sheegayaa Gabadha Reer Sool ee Laas-caano ku barooranaysa waxaan u sheegayaa inay Geeri wayn abuurayso oo xidido hor leh goynayso,” sidaas waxaa yiri Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa salaadii Ciida maanta kula tukaday kumanan shacab ah kuwasoo uu kula tukaday garoonka kubada cagta ee mira awaare, ayaa ugu baaqay shacabka puntland inay midoobaan isla markaana ay gacmaha is qabsadaan si looga guulaysto cadawga puntland, madaxweyne gaas ayaa sheegay ayaa canbaareeyey falalkii ciidamada soomaaliland ka gaysteen magaaladda Laascaanood ee Gobolka sool,