News

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa soo xiray tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee heer Puntland

kaasoo muddo saddex cisho ah ka socday magaalada Garoowe.

Tartanka soddonka JUZ waxaa ku guulaystay Zakariye Axmed oo ka socday degmada Carmo ee gobolka Bari.

Wuxuu abaal-marin u helay Gaari NOHA ah.