News

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo lagu wareejiyay ciidamo gaaraya 135 askar iyo 5 gaari

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa galabta oo 4 kamid ah tahay kuwa dagaalka.

Maddaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa goob joog ka ahaa barta hubkaas lagu wareejinayey qaar ka mid ah isimadda Gobolka cayn, isimada ayaa sheegay in ciidanka lagu wareejiyey yahay mid loogu talo galay guud ahaan xoraynta Gobolka sool,

Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland ayaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Magaaladda Buuhoodle, iyadoo gudaha magaaladda laga dareemyo abaabul xoogan kuwaas ay wadaan dadka deegaanka kuwasoo ciidamo iyo Saanad hub ku wareejiyey Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland.

Waxaa Maalintii u danbeeyey ka socday magaaladda Buuhoodle mudahraadyo looga soo horjeeday joogi taanka Ciidamada soomaaliland ee Gobolka sool.