News

Madaxweyne Trump oo Saxiixay in Caasumadda israel Noqoto Qudus,

Madaxweynaha Maraykanka ayaa saxiixay in caasumadda Israel noqoto magaaladda Qudus, iyadoo arintaan ay qorsheheedda Riixaysay israel, madaxweyne Trump ayaa markii uu ololaha doorashadda maraykanka ku jiray, u balan qaaday israel inuu u saxiixi doono magaaladda Qudus,

magaaladda Qudus ayaa ah magaalo barkaysan taasoo muslimiinta aduunka ugu fadhidda qiimo wayn waxaana ku yaalaa masaajidka barakaysan ee Aqsaa, hogaamiye yaal muslimiin ah ayaa ka horymid go’aankaan waxaana ka mid ahaa madaxweynaha dalka turkiga Erdogan isagoo sheegay inay arintaan tahay mid aan la aqbali karin magaalda Qudusna yeelan doonto khad Cagaaran,

israel ayaa qabsatay magaaladda qudus sanadkii 1967,