News

Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Musse Xirsi oo geeriyooday

Waxaa goordhow geeriyooday Allaha u naxariistee Cadde Muuse Xirsi Madaxweynihii hore ee Puntland.

Cadde Muuse ayaa ku geeriyooday magaalada Abu Dubai ee Dalkaasi Dubai, sida ay sheegayaan wararka halkaasi ka imaanaya.

Cadde Muuse Xirsi ayaa baryihii ugu dambeeysya ku xanuunsanayay magaalada Dubai.

Faah Faahinta Dib kala soco Insh aallah