News

Magaaldda Kismaayo iyo Antalya ee Dalka Turkiga oo la Mataaneeyey

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lala mataaneynaya Magaalada Quruxda Badan ee Antalya oo ku taala Dalka turkiga.

Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dowladda Federaalka Soomaaliya, Sadiiq Sheekh C/laahi oo kismaayo ku sugan ayaa sheegay in dhawaan kismaayo ay booqan doonan wafdi ka socda Turkiga kuwaasi oo ka shaqeyn doona Mataaneynta Magaallooyinka Kismaayo iyo Antalya.

Mataaaynta ayaa waxay magaaladda kismaayo, kaga faaiidi doontaa Hormarinta Kaabayaasha dhaqaallaha iyo ka faaiidaysiga mashaariicdda Hormarineed, taasoo magaaaladda Antalya,

mashrucaan mataanaynta ayaa horay uga hirgalays soomaaliya iyadoo magaalooyinka bosaso iyo Minisoota oo ka tirsan maraykanka Horay loo mataanaysiiyey,

PuntlandVoice