News

Nabadoono ku eedeeyey maamulka degmada Gaalkacyo ayaa doona iney si hoose u iibinayaan qeybo ka mid ah dhismihii hore ee dowlada hoose

Mas’uuliyiin ka tirsan oo dhawaan Madaxweynaha Puntland uu ku wareejiyay Masaajidka Al-Hudda, sida ay sheegeen Culimo, Nabadoono, GAnacsato iyo Odayaal goor dhaweyd shir jaraa’id qabtay.

odayaasha iyo culimada ayaa sheegay in dhulkaan yahay mid madaxweynaha dawladda Puntland uu ku wareejiyey masaajidka al hudda, iyadoo maal mahaan ay soo bexeen in maamulka degmadda Gaalkacyo uu doonayo inuu dhulkaaan is shakhsi ahaan ah u gato,

odayaasha ayaa Baaq u diray dawladda puntland iyo madaxweynaha in arintaan wax laga qabto, waxaa bilihii ugu danbeeyey magaaladda gaalkacyo ka socday is fahan waa u dhexeeya maamulka gaalkacyo iyo odayaasha dhaqanka taasoo guud ahaan shacabka gaalkacyo kaga cabanayaan Maamulka degmadda Gaalkacyo