Other News

SH. ABUU MANSUUR ” Mujaahidiinta Caalamka waxaan u sheegeynaa inay weeraraan oo qarxiyaan,gubaan safaaradaha ay dunida ku leeyihiin Dalalka Uganda iyo Burindi si ay ugu aargudaan walaalahooda Soomaaliyeed.

Muqdisho (AB):-Sh.Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ah Mas’uuliyiinta sar sar ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa si gaar ah ugu baaqay Muslimiinta Caalamka gaar ahaan dagaalahanada urur weynaha Alqaacida meel kasta oo ay joogaan inay weeraraan safaaradaha Dalalka Uganda […]