Other News

Website-ka al-kataib oo lagu soo bandhigay Muuqaalka Sarkaalkii Faransiiska aha ee ku jiray gacanta Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo dalbanaya in la sii daayo.

Sarkaalkii mudaba ku jiray gacanta Ciidamada xarakatu shabaabul Mujaahidiin ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday shabakada xarakadaasi ee Al-kataib.com isagoo aad u madluusan. Sarkaalkaani dhanka nabad sugida ugu qaabilsan Faransiiska oo lagu magacaabo Denis Allex ayaa sanadkii hore bartamihiisii […]