Other News

Sadex Wasiir oo Maanta iska casishay xilalkoodii

Xukuumada Dowlada KMG ee uu Ra’iisulwasaaraha ka yahay Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa cagta saartay wadadii burburka kadib markii Maanta kaliya ay si casileen 3 Wasiir oo xukuumadaasi ka tirsanaa. Maxamed C/laahi Oomaar oo ahaa Wasiirkii Tacliinta Sare, Yuusuf Maxamed […]