Other News

Dagaal Culus oo ka Biloowday Deegaanka Camaara

Dagaal Culus oo ka Biloowday Deegaanka Camaara

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal culus uu goordhow ka qarxay deegaanka Camaara ee Gobolkaas, kaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Huwanta ah iyo Al-shaabab oo deegaankaas ku xoogan. Dagaalkan goordhaweyd ka qarxay deegaanka Camaara ayaa bilowday kadib […]