Other News

Shirkii Gollaha Haldoor oo lagu qabtay Boosaaso

Madasha Haldoor ayaa caawa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabatay kulan loogu magac daray Ka soo qeyb galayaasha fagaaraha saddexaad ee Madasha Haldoor, kaas oo looga hadlayey “Hal-abuurka Ganacsiga”. Kulanka waxaa lagu sheegay in dalku fursado badan leeyahay […]

Jawaari oo Khudbad u jeedin doona baarlamaanka Soomaaliya

Jawaari oo Khudbad u jeedin doona baarlamaanka Soomaaliya

Kulanka baarlamaanka ayaa lagu wadaa in maanta uu qabsoomo waxaana ajandahiisa uu yahay hadal jeedinta guddoomiyihii xilka guddoonka baarlamaanka iska casilay prof maxamad shiikh cusmaan jawaari. Guddoomiye jawaari ayaa la filaya in istaqaalladiisa uu ka hor jeediyo xildhibaanada golaha shacabka. […]

Imaaraadka oo degniin U diray Dawladda Soomaaliya

Imaaraadka oo degniin U diray Dawladda Soomaaliya

Imaaraadka ayaa wali ka digaya tallaabooyinka ay ku dhaqaaqayso dowladda Soomaaliya ee ku aadan dalka Imaaraadka. Wasiir dowlaha arrimaha dibaddq Imarat, Anwar Gargash, ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twittera, wuxuu cadeeyay in xukuumada Muqdisho ay abuurayso xiisad aan loo […]

Maraykanka iyo Qadar oo is-kaashanaya

Maraykanka iyo Qadar oo is-kaashanaya

Boqorka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyo xoghayaha Difaaca Maraykanka James Mattis, ayaa ku kulmay magaalaga Washington, waxayna kawada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ku jirto la dagaallanka argagixisada. Xukuumadaha Washington iyo Doxa ayaa sheegay inuu […]