Waxaa la xaqiijiyay in xorriyadoodii dib loogu celinayo Labo wiil oo ah dhalinyaro kasoo jeeda Somaliland, kuwaasoo dhawaan lagu afduubtay magaalada Garoowe. Dedaal ay sameeyeen Isimada iyo waxgaradka gobolka Nugal, ayaa ku guulaystay in l soo celiyo dhalinyaradan oo lagu […]
Other News
Duqayn ka dhacday degmada Qandala ee gobolka Bari
Wararka ka imaanaya , ayaa sheegaya in duqaymo lala eegtay xoogag katirsan ururka Daacish. Duqaymaha ayaa dhacay shalay ilaa habeen hore, waxaana saraakiil katirsan laamaha ammaanka tilmaameen in duqayntaas lala eegtay xubno katirsan kooxda ka amar qaaday Cabdulqaadir Muumin. Dhinaca […]
XOGTII UGU DAMBEYSAY DIYAARAD MALAAYIIN DOLLAR U SIDAY SAFAARADDA IMAARAAT-KA CARABTA OO MUQDISHO LAGU QABTAY.
Diyaarad Siday lacag Malaayiin Dollar ah ayaa maanta lagu qabtay Garoonka diyaaraddaha magaalada Muqdisho. Diyaaradda oo ka timid Imaaraat-ka ayaa la sheegay in lacag gaareysa 9 ilaa 13 milyan oo dollar ay siday waxaana lacagtaasi loogu tala galay in la […]
Dowladda Soomalia oo sheegtay in baaritaan lagu wado lacagtiI Lagu qabto ayraboorka Aadan Cade
i faraha badneyd ee shalay laga soo dajiyay garoonka diyaaraddaha aadan cadde. Wasaaradda amniga waxa ay sheegtay in boorsooyin aan calaamadeysneyn laga soo dajiyay diyaaradda kadibna baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday in lacag gaareysa 9.6 milyan oo dollar ay ku […]
DEG DEG: Gudoomiye Jawaari oo is casilay
Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in kulamo waqti badan qaatay oo dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari kadib uu is casilay. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Muudeey ayaa Baarlamaanka ka hor aqriyay Warqada is casilaada Ee Gudoomiye Jawaari. Gudoomiye Jawaari […]
KHILAAFKII BAARLAMAANKA IYO MOOSHINKII JAWAARI MAXAA KUSOO KORDHAY?
Iyadoo weli ay jirto xiisadda u dhaxeysa guddoonka baaamaanka iyo xildhibaanada golaha shacabka ayaa waxaa socda kulamo aan kala joogsi laheyn oo la doonaayo in lagu dhameeyo khilaafka ka dhashay mooshinka guddoomiyaha baarlamaanka lafa keenay. Guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa koowaad […]
odayaasha dhaqanka soomaaliyeed oo Baaq ka soo saaray Khilaafka u dhexeeya
Odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ee soo dhisay dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay khilaafka ba’an ee ka dhax oogan xubnaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.Ugaas Maxamed Wali Ugaas Xuseen oo la hadlay Idaacadda maxalliga ah ee Kulmiye ayaa sheegay in […]
Raysul wasaare Khayre oo abaalmarin lacageed siiyey Ciidamo ka Tirsan NISA
Ra’iisul wasaare , Khayre ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay ciidan ka tirsan hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda qaranka oo Jimcihii ka hor tagay labo weerar oo mid ka mid ah bartilmaamedkiisu ahaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka […]
Ambassador Francisco Madeir Madaxda Soomaaliyeed waa inay dhamaystan Khilaafka u dhexeeya
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya,a “Waxa aan ka helay farrriimo madaxdeyda sare ee Addis Ababa ku sugan, taasi oo la xiriirtay in AMISOM ay u xilsaaran tahay taageeridda ciidamada ammaanka Soomaaliya si loo sugo amniga xarumaha hey’adaha qaranka oo uu […]
ilaaladda Gudoomiye Jawaari oo Jir Dilay Abaandullaha Ciidanka Soomaaliya
Warar lagu kalsoonaan karo oo aan heleeyno ayaa waxa ay sheegayaan in Afaafka hore ee xarunta Baarlamaanka lagu jirdilay Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Cabdullaahi Cali Caanood. Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in Abaanduulaha iyo ciidamo uu wato ay […]