Other News

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Gaalkacyo

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Gaalkacyo

Waxaa magaaladda Gaalkacyo tagay Madaxweynaha dawladda Soomaaliya maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa si Diiran loogu soo dhaweeyey madaxweynaha soomaaliya, madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey shacab, masuuliyiin odayaal Dhaqameedyo, dhalinyarro, iyo Masuuliyiint dawladda Puntland, kadib soo dhawayn waxaa […]

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Gaalkacyo,

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Gaalkacyo,

Waxaa Diyaar Garow xoogleh laga dareemayaa magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyadoo qaban Qaabada soo dhawaynta madaxweynaha ay ka socotay magaaladda Maalmihii la soo dhaafay, Madaxweynaha ayaa maanta ka kicitimi Doona Magaaladda Boosaso oo uu Joogay Malmihii U danbeeyey, […]

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Qaybo Kamid ah Boosaso

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Qaybo Kamid ah Boosaso

Madaxweynaha dawladda Soomaaliya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay gaaray magaaladda Boosaso ee Xarunta Gobolka bari, Safarka madaxweynaha ayaa Qayb ka ahaa safar uu ku joogay Deegaanadda Puntland, Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho ku tagay qaybo kamid ah magaaladda Boosaso […]

Gal-Mudug oo Xidhay Dad Fujiyey Sawirka Madaxweyne Farmaajo

Gal-Mudug oo Xidhay Dad Fujiyey Sawirka Madaxweyne Farmaajo

Dawlad Goboleedka Gal-Mudug ayaa xabsiga U Taxaabay dad lagu eedeeyey inay Fujiyeen ama Jeex Jeexeen sawirka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, iyadoo ay masuuliyiinta Gal-Mudug sheegeen inay sharciga Horkeeni Doonaan, Dadkaan ayaa Mudahraad ka dhigay xaafadda baxarlay ee magaaladda […]