Other News

Ra'iisulwasaaree Cumar C/rashiid oo shaaca ka qaaday inay qaadayaan weeraradii ay hore u sheegi jireen inay Magaalada oo dhan kaga saarayaan xoogaga ka soo horjeeda

Muqdisho (AB):-Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa daboolka ka qaaday inay ciidamada Dowlada adeegsan doonaan awoodooda u keydan islamarkaana ay fulin doonaan weeraradii ay hore dowladu sheegtay inay Muqdisho kaga saarayaanm xoogaga ka soo horjeeda. Ra’iisulwasaaraha oo […]