Other News

Maamulka idaacada Quraanka oo ay la wareegeen xarakada Alshabaab

Muqdisho (AB):-Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa si rasmi ah ula wareegay maamulka Idaacada quraanka kariimka ah ee Magaalada Muqdisho taasoo hore ganacsato u hoos tagi jirtay. Inkastoo ay Wasiirka warfaafinta Dowlada KMG Soomaaliya uu sheegay in xoog shabaabku kula wareegeen idaacadaasi ayaa haddana wararka […]