Other News

Kulankii Maanta ay yeesheen Baarlamaanka maxaa looga hadlay?

Muqdisho (AB):-Xildhibaanada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xaruntooda Muqdisho waxaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Kulanka Maanta waxaa miiska la soo saaray ka doodista qodobada uu ka kooban yahay xeer hoosaadka Baarlamaanka kaasoo hore […]