News

Puntland oo ka hadashay Dagaalkii Bali- Khadar

Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in xalay saq dhexe June 2, 18 in Argagixisada Caalamiga ah iyo mallayshiyaadka Hargaysa oo ay hogaaminayaan saraakiil katirsan mallayshiyaadka Hargaysa, Saraakiishaas oo uu kamid yahay nin lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Bataar kana tirsan guutada 8aad ee maamulka Hargaysa una dhashay beesha Isaaq (Habar-jeclo), islamarkaana dagan magaalada Ceerigaabo xalay ay weerar kusoo qaadeen saldhigga Bali-khadar ee Puntland,” sidaas waxaa yiri Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf Dowlad.