News

Qaraxyo Mataana oo ka dhacay Magaaladda Moqdisho

jugta qarax xooggan oo inta badan laga maqlay magaalada muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay dagmada huriwaa ee gobolka banaadir.

Qaraxa oo ahaay mid xooggan ayaa waxaan wararka ayaa sheegaya inuun ahaa miino nooca dhulka lagu aaso oo lala beegsaday gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka maamulka dagmada huriwaa oo lagu magacaabo Abshir kaaraan

Waa qaraxii labaad oo saaka ka dhacay muqdisho qaraxii koowaad waxa uu saaka barqadii ka dhacay xaafadda taleex ee dagmada hodan waxaana lagu soo rakibay gaari nooca raaxada ah oo ay wateen laba ruux labadooduna dhaawac ayaa soo gaaray.

Puntlandvoice Voice

Puntvoice01@gmail.com