News

Ra’isul wasaare kheyre ayaa balan qaaday In Sanad 2018 Xoog Saari Doono Tayeynta Sirdoonka Soomaaliya

in sanadkaan 2018-ka Xukuumaddiisa ay xoogga saari doonto howsha sirdoonka ee hey’adda NISA miisaaniyaddana loogu dari doono dhaqaallo aad u badan,

Raysul wasaare khayre ayaa sheegay in dal walba amaankiisu ku xiran yahay tayadda hayadaha sirdoonka iyo militariga taasoo keeni kadha in wadanku ku talaabsado hormar dhanka amaanka ah,

dawladdu waxay xooga saari doontaa dhaqaale badan ku bixin doonaa, sidii aan u dhisi lahayn sirdoonka iyo nabad sugimadda guud ahaan, wuxuu sidoo kale sheegay raysul wasaaruhu in dhanka miisaaniyadda Fiican loogu dari doono Ciidamada nabad sugidda sababtoo ah waxay dalka u hayaan hawl qaran taasoo lagama Maarmaan ah,

PuntlandVoice
Puntvoice01@gmail.com