News

Raysul wasaaraha Ethiopia oo Booqday Dalka Jabuuti

Ra’isal wasaaraha dalka Ethoipia Dr Abiy Ahmed ayaa booqasho ku tagay dalka Jabuti, wuxuuna la kulmay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.

Raysul wasaare abiy ayaa booqasho kuu maraya wadamada Gobolka ku yaalaa kuwasoo xiriir dhaqaale iyo mid xuduudeedba la leedahay wadanka itoobiya, raysul wasaare abey iyo madaxweyne ismaaciil cumar Geelee ayaaa kawada hadlay hormarinta dhaqaalaha iyo xoojinta dhaqaalaha gobolka.

raysul wasaaraha itoobiya ayaa ah mid dhawaan loo magacaabay ayaa booqashooyin kala duwan ku soo maray gudaha itoobiya, iyadoo la filayo in kacddoonka ka Jira gudaha itoobiya loo heli doono xal waaraa.

Raysul wasaare abey ayaa la filayaa inuu booqasho kumaro wadamada keenya, soomaaliya suudaan, ugandha kuwasoo uu wada hadalo kula yeelan doono wadamadooda,