News

Raysul wasaare Khayre oo Booqday wasaaradd dawladda Soomaaliya

`iyadda, waxuuna kulamo kala duwan la yeeshay madaxda labada Wasaaradood.

Kormeerka markii uu soo gabagabeeyay, wuxuu Ra’iisul wasaaraha booqday xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, oo ah goob loo tago nasasho iyo dalxiis, isagoona wakhti kula qaatay shacabkii usoo nasasho tagay xeebta kuwaas oo u badnaa dhalinyaro. Sidoo kalena waxuu ka dhageystay tallooyinkooda, waxuuna u ballan qaaday inu hirgilin doona aragtidooda kuwa ugu muhiimsan.