News

Raysul Wasaare Khayre oo Ku Wajahan Magaaladda Marka,

Ra’isul wasaaraha xukuumadda soomalia ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago magaalada marka ee Xarunta gobolka shabeellada hoose.

Xog hoose oo aan ka helay safarka ra’isul wasaare kheyre ee marka ayaa sheegeysa in maalmaha soo socda uu mudane kheyre tagi doono marka.

Ammaanka magaalada marka ayaa aad loo sugaya maalmaha soo socda iyadoo ay xusid mudantahay in marko ay dhowr jeer gudaha usoo galeen dagaallamayaasha alshabaab

Safarka raysul wasaaraha ayaa wararku sheegayaan inuu salka ku hayo dagaal maleesiyo beeleedyo kasoo sanadihii ugu danbeeyey Soo Noq Noqonayey gudaha magaaladda marka, ee Gobolka shabeeladda Hoose,

puntlandvoice

Puntvoice01@gmail.com