News

Real Medrid oo u soo Baxday wareega afar dhamaad ee champions league

real medraid ayaa ugu dambayn usoo baxday wareega Afar Dhammaadka koobka Kooxaha Yurub ee UEFA Champions League kadib cayaar adag oo ay la dheeshay Marwada Duqda ah ee reer Talyaani Juventus.

Cayaarta ayaa kusoo dhammatay 1:3 ay, balse Real ayaa ku badbaaday 3:0 lugtii hore, wxaana natiijaxa Caayartu guud ahaan ahayd labadaba 4:3.

Guulka Guusha waxaa u saxiixay Ronald oo gool laad shabaqa dhex dhigay daqiiqadii ugu dambaysay.