Sports

Ronaldo oo ku Guulaystay abaal marinta Ballon d’Or

09 Dec ( Puntland Voice)

Cristiano Ronaldo ayaa oo ah xidig caan ka ah caalamka una ciyaara kooxda Real madrid ayaa ku guulaystay abaal marinta loo yaqaan Ballon d’Or taasoo la gudoonsiiyo Ciyaar yahanka ugu fiican caalamka, ciyaar yahankaan ayaa ku guulaystay abaal marintaan muddo shan jeer oo ahayd shantii sano ee u danbaysay,

Ronaldo oo sabab u ahaa koobab ay ku guulaysatay kooxda uu ka tirsan yahay ee real madrid, wuxuuna jabiyey rekoodhkii uu gaaray laacibka uu xifaaltanku ka dhexeeyo ee leional Messi,