Islam, Sports

Shacbiga Turkiga oo Taankiyada isku Dhigay kana hortagay Afganbigii Dhicisoobay Ee Turkiga+SAWIRO

Shacabka Wadanka Turkiga ayaa sameeyay Tilaabo Geesinimo leh Kadib markii Ay isku Dhigeen Taankiyada kuwii Doonayay in ay afgambiyaan Dowlada Turkiga.

Sawiro la soo qaaday Ayaa Muujinaya Shacabka oo Taankiyada isku dhigaya islamarkaasina Ciidamada Ka hortagay kuwaasi oo Doonayay in ay qabsadaan Xarumaha Dowlada Ee dalka Turkiga.

1 3 4 5 6 7 8 9 10 19 20 21 22 23 24