News

Shirkii Golaha wasiiradda Puntland oo laga hadlay Xaaladda Gobolka Sool

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga xaaladda gobolka Sool iyo Hannaanka Cadaaladda Dawladda Federaalka Soomaaliya