News

Somaliland iyo Puntland oo Hub Culus isku waydaar Saday Jiida Hore ee Tuka raq

Waxaa saaka deegaanka tukaraq laga maqlayey daryanka rasaasta madaafiicda taasoo u dhaxaysa ciidamada Puntland iyo soomaaliland, Hubkaan Culus ayaa la isku garaaacay saaka aroortii,

lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay madaafiicdaas labada dhinac is waydaarsadeen iyadoo markasta laga cabsi qabo inuu bilawdo dagaal u dhexeeya ciidamadda puntland iyo soomaaliland.

waxaa saacadihii ugu danbeeyey heegan la galiyey ciidamada daraawiishta Puntland