News

Sports: Kooxaha Manchester City iyo Juventus ayaa ku biirey Real Madrid iyo Liverpool oo xalay iska xaadiriyay siddeed dhammaadka UEFA Champions League

Sports: Kooxaha Manchester City iyo Juventus ayaa ku biirey Real Madrid iyo Liverpool oo xalay iska xaadiriyay siddeed dhammaadka

Macallinka City, ee Guardiola wuxuu nasiiyay ciyaaryahannada muhiimka ahaa , wuxuuna guul sharafeed oggaaladay kooxda FC Basel, kulan ku soo dhammaaday 1-2. Laakin kulanka indhaha lugu hayay ee muhiimka ahaa wuxuu Tottenham oo Wembley Stadium ku soo dhaweysay Juventus, bandhig indha qabad leh oo qof walba uu jecladey kooxda muujiyay waxay ahayd Tottenham, laakin guul kuma aysan gaaren oo Higuain iyo Dybala goolal ay kala dhaliyeen daqiiqadii 64 aad iyo 67 aad ayaa u sahashay Juventus inay usoo gudubto siddeed dhammaadka UEFA Champions League, waxaana ciyaarta ay ku dhammaatey 1-2.