News

Tababarihii Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay inuu isaga tagay shaqadii kooxdaaas..

Tababarihii Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shir saxaafadeed uu maanta ku qabtay dalka Spain wuxuu ku
Zidane waxa uu sheegay in kooxda Real-Madrid si ay horey ugu tallaabsato loo baahanyahay isbadal, haatanna la joogo wakhtigaas.

Balse madaxa kooxda Real Florentino Perez ma uusan soo dhaweyn go’aanka Zidane.

Tababaraha shaqada baneeyay ayaa guulo waaweyn la gaaray kooxdan isagoo 26 bishan qaaday koobka kooxaha Yurub ee UCL kaasoo uga dhignaa koobkiisii Saddexaad oo Xiriir ah.