digg icon delicious icon

TAHNIYAD AROOS

December 30, 2010   //     //   News

Ehelada iyo Waalidiinta Arooska iyo Aroosada oo Tahniyad farxadeed hawada u soo Marinaya Xiddiga iyo Xiddigta farta iyo faraantiga , faraska iyo gayntiisa Arooska Cabdi rashiid Cumar xasan
Aroosada Maryama aadan axmed
Oo ku aqalgalayo magalada mugdisho maalinta qamiista 31.12.2010
Waxaa tahniyadaan diraya
Aabe Cumar Xasan iyo Maama Safiya Cabdi raxman axmed
Iyo Aabe Aadan Axmed iyo Mama Xakiima Xasan .
Mama Kaltuumo Ugaas maxamed

Cabdi Fataax Aadan Axmad iyo
REER CUMAR XASAN OO KALA AH:
§ Ramla cumar xasan iyo Saygeeda sh.abuukar Cali iyo caruurtooda
§ Iqro cumar Xasan
§ Xasan cumar Xasan
§ Ilhaam cumar Xasan
§ Maslax cumar Xasan
§ Abuukar cumar Xasan
§ Ridwaan cumar Xasan
§ Saabirin cumar Xasan
§ cabdisalaan cumar Xasan
§ Rayaan cumar Xasan
§ caa isha cumar Xasan
§ Sumaya cumar Xasan
Reer xasan faarax :
Aabe cabdiraxman xasan faarax iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Eedo xaliima xasan faarax iyo saygeeda iyo caruurteeda .
Eedo raxmo xasan faarax iyo saygeeda iyo caruurteeda iyo waliba
Reer Axmed Nuur :
Hooyo xaliima cabdiraxman Axmed iyo saygeeda iyo caruurteeda .
Hooyo Cadar ibraamin Axmed iyo saygeeda iyo cauurteeda.
Abti Amiin cabdiraxman axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa .
Baba Maxamad Axmed Nuur iyo Caruurtiisa.
Reer Bashiir Cabdulle:
Faduma bashiir cabdulle
Nasro bashiir cabdulle
Maxamuud bashiir cabdulle .
Asxaabta iyo Qaraabada
Maxamad xuseen
Cabdirashiid yusuf baaleey
Xusen maxamed
Raxma yusuf salad
Iyo dhamaan qaraabada Reerbuqeed iyo Mogdisho iyo caalamka waxey leeyihiin noqda kuwii isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela aamiin aamiin aamiin.

Readers Comments (0)