News

Talyaha ciidanka xooga dalka soomaliyed Gen Gorad oo Booqasho ku Jooga Caasumada Maamul Gobeleedka juballand ayaa Booqday Degaanka Baar saanguuni o dhawaan Lagala wareegay Ururka alshabab

‘Waxaan taagan nahay Baar Sanguuni oo ah jiida hore, waxaan aad ugu faraxsanahay inaan goobtan nimaadno oo ciidamada kusoo booqanno, si aan u ogaano guulaha ay gaareen iyo baahiyahooda, waxaan uga tacsiyeyneynaa ehelada ciidankii halkan ku dhintey iyo dalalkii ay ka dhinteen, kuwa dhaawacmay waxaan u rajeynayaa inuu illaahay caafimaad siiyo”

Waxa sidoo kale taliyaha uu u sheegay Ciidanka Xooga in dowladda Federaalka Ay ilgaar ah ku fiirin doonto ciidankan jiida hore ee dagaalka kujira , maadama daruufo kala duwan mudooyinkii dambe Laga soo sheegay.