News

ugandha oo Canshuur maalinle ah ku soo rogtay dadka isticmaala baraha bulshadda

Uganda ayaa qorsheyneysa inay canshuur maalinle ah ku soo rogto dadka isticmaala baraha bulshada wixii loo gaaro July, si sare loogu qaado dakhliga, sida uu sheegay Wasiirka Dhaqaalaha dalkaasi Matia Kasaija.

Talaabadan ayaa waxaa cambaareeyay mid ka mid ah dadka u dooda xuquuqda oo lagu magacaabo Rosebell Kagumire oo yiri: “Waxay qayb ka tahay iskudayada ballaaran ee lagu wiiqayo xorriyatul-qowlka.”

Horraantii bishan, madaxweyne Yoweri Museveni – oo xukunka hayay in ka badan 30 sano – ayaa warqad uu u diray Kasaija iyo saraakiil kale ku sheegay in dadka xanta u isticmaala baraha bulshada ay tahay in canshuur lagu so